Baraha Bulshada Iyo Caalami Ahaanshaha Maalin Walba: Isusocodka, Fursadaha, Iyo Qataraha ka Jira Hargeysa, Soomaaliland

cover_somali

 

Warbixintan waxa ay taxliilineysaa qaabka ragga da’da yar ee ku nool Hargeysa—caasimadda jamhuuriyadda madax-bannaanida ku dhawaaqday ee Soomaaliland—ay u isticmaalaan madallada baraha bulshada iyo kuwa dijitaalka ah si ay uga helaan fursado shaqo iyo kuwo dhaqaale, iyo sidoo kale fududeynta isusocodka caalamiga ah.1 Midda ugu muhiimsan, cilmibaaristaan waxa ay muujinaysaa sida fursadaha dibadda marweliba loola xiriiriyo faa’iidooyin sare u qaadaya socdaalka bulsho-dhaqaale ee ka dhex jira xiriirrada balaaran ee ehelka iyo qaraabada ee magaalada Hargeysa, halkaasoo saameeynta maalgelinta qurbajoogta iyo soo laabashada muuqata ay muhiim u tahay dhaqdhaqaaqa dhaqaale ee magaalada. Intaa waxaa dheer, waxa ay ku tusineysaa sida baraha bulshadu ay marin maalin weliba ah ugu tahay macluumaadka caalamiga ah ee warbaahinta Soomaalida iyo aragtida dunida ee ku dhex wareegeysa dhalinyarada ku nool gobolka iyo kuwa qurbajoogta ah.

Waxaad ka heli kartaa warbixinta qaybta Ingiriisiga halkan

  • Recent Publications

    የድንበሮች ውዝግቦችና ሊያስከትሉት የሚችሉት ምስቅልቅል: በምስራቅ ኢትዮጵያ በኦሮሚያ እና ሶማሊ ክልል አዋሳኝ አካባቢዎች የሚታየው የወሰን ውዝግብና እና ጥንቃቄ የሚሻው የሰላም ጥረት

    በኦሮሚያ እና በሶማሊ ክልል ድንበር አካባቢ የሚገኙ አከራካሪ ቦታዎች ላይ አስተዳደራዊ ቁጥጥርን ለማጠናከር በሚደረገው ፉክክር የሚነሱ ግጭቶች የተዳፈኑ ቢመስሉም ጨርሰው አልጠፉም። ይህ በምስራቅ አፍሪካ ረጅሙ

    MORE »

    የከተሞች ውዝግቦች በኢትዮጵያ፡ የድሬ ዳዋ፥ ሐዋሳና ሆሳዕና ጥናቶች ጭምቅ

    በኢትዮጵያ ከአዲስ አበባ ያሉ ከተሞች ውስጥ የሚታዩ ውዝግቦችን ማጥናት ከመዲናይቱ በመቀጠል ያሉ ከተሞች ጉልህ በሆኑ የማኅበረ-ኢኮኖሚያዊና ፖለቲካዊ ለውጦች መሐል እንዴት እየተለዋወጡ እንደመጡ ለመረዳት ያግዛል። የኢትዮጵያ

    MORE »