XULASHOOYINKA AWOOD QEYBSI EE NIDAAMKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Soomaaliya waxa ay qaadatay nidaamka federaalka sanadii 2004 markaasoo la dhisay dowlad kumeelgaar ah. Nidaamkan ayaa noqday mid asaaskiisa la adkeeyay sannadkii 2012 kadib markii la ansixiyay Dastuurka Federaalka Kumeelgaarka, kaasoo caddeeyay meelo badan oo xasaasi ah oo ku saabsan nidaamka maamul ee Soomaaliya. Mabda’ ahaan, hirgelinta nidaamka federaalka waxa uu ahaa mid lagu doonayo […]

Doorka Ururrada Diinta Ee Siyaasadda Soomaaliya

Ururrada diinta ayaa door muhiim ah ku leh siyaasadda Soomaaliya. Tan iyo burburkii qarankii Soomaaliya 1991-kii, waxay sidoo kale muujiyeen adkeysi xooggan iyadoo jilayaal badan oo oo kale ay soo ifbaxeen si degdeg ahna saaxadda uga baxeen. Tani waxay ka dhigtay hay’ado muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed. Iyadoo ay taasi jirto, haddana doorka ururrada diinta […]

The Role Of Religious Actors In Contemporary Somali Politics

Religious actors play an important role in Somalia’s political landscape. Since the collapse of the Somali state in 1991, they have also demonstrated strong staying power when many non-religious actors have come and departed all too quickly. For many Somalis, this has made them important institutions in Somali society. Despite this, the role of Somali […]

Revisiting the 2017 National Security Architecture in Somalia

Over the past decade, there have been several important gains made with Somalia’s state-building process, notably the establishment of a Federal Government following the endorsement of the Provisional Constitution in 2012. This was followed by the formation of Federal Member States (FMS) from 2013 onwards, as well as a range of significant institutional reforms. Key […]

DIB-U-EEGIS NAQSHADDA AMNIGA QARANKA EE 2017

Tobankii sano ee lasoo dhaafay, waxaa jiray guulo muhiim ah oo laga gaaray geeddi-socodka dowlad-dhisidda Soomaaliya, iyadoo la dhisay dowlad federaal ah kadib markii la ansixiyay Dastuurka Kumeelgaar ah sanadkii 2012. Wixii ka dambeeyay sanadkii 2013, Dowlad-goboleedyo ayaa la dhisay, iyadoo sidoo kale la sameeyay dhowr dib-u-habeyn hay’adeed oo muhiim ah. Sikastaba ha ahaatee, nuglaan […]

Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo

Tobankii sano ee la soo dhaafay, horumarro la taaban karo ayaa laga sameeyay xaaladda siyaasadda Soomaaliya, oo ay kamid tahay dhismihii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadkii 2012 kadib markii la ansixiyay Dastuurka Federaalka Kumeelgaarka ah. Dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ayaa la dhisay wixii ka dambeeyay sanadkii 2013 waxaana xigay dib-u-habeyno kala duwan oo […]

Revitalizing the negotiation of contentious political issues in Somalia

Over the past decade, significant progress has been made in Somalia’s post-conflict trajectory, including the formation of the Federal Government of Somalia (FGS) in 2012 following the endorsement of the Provisional Federal Constitution. Federal Member States (FMSs) were formed from 2013 onwards and a range of significant institutional reforms have followed. However, there are several […]

Democratisation in Puntland – The Way Ahead

This policy brief seeks to analyse the progress and challenges of Puntland’s democratisation process and, in so doing, help Somali and international stakeholders maintain momentum towards credible and peaceful elections. The policy brief provides an overview of TPEC III and the successful early elections as well as an analysis of the key challenges faced in […]