Search
Close this search box.

Rift Valley Institute

Making local knowledge work

GEEDDI-SOCODKII SIYAASADEED EE SOOMAALIYA EE 2021-22: CASHARRADA LAGA BARTAY IYO DIMUQRAADIYADDA MUSTAQBALKA

HORDHAC  Tan iyo 2012-kii, markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay beddeshay Dowladdii Federaalka Kumeelgaarka ahayd, Soomaaliya waxa ay isku dayday in ay ballaariso hannaanka lagusoo xulo hoggaanka iyadoo la aadayo nidaam dimoqraadi ah. Ilaa iyo hadda, horumarka laga gaaray doorasho qof iyo cod ah ayaa ah mid xaddidan, halka geeddi-socodyada doorashadu ay noqdeen kuwo dhaliya colaado, […]

MANAGING VOTERS ILLITERACY IN PUNTLAND LOCAL GOVERNMENT ELECTIONS

In 1972, the rate of literacy in the Republic of Somalia was estimated to be 5.40 per cent of the total population. Soon afterwards in 1974 the Siyad Barre government launched ‘The Somalia Rural Literacy Campaign’ – an ambitious campaign to teach people to read in rural Somalia, mostly through the unprecedented deployment of thousands of […]

PUNTLAND DEMOCRACY: THE NEED FOR AN EFFECTIVE JUDICIARY SYSTEM

An all-inclusive Community Conference held in Garowe from May-August 1998 established Puntland State of Somalia. A guiding three-year Provisional Charter, endorsed in the Community Conference, sanctioned the formation of basic governance functions divided into the executive, legislative and judiciary organs. It defined the mandates of each organ and underscored the independence of each organ to […]

Xulashooyinka lagu xallin karo maqaamka Muqdisho

Maqaamka Muqdisho oo aan weli la xalin ayaa kamid ah arrimaha ugu muhiimsan heshiiska siyaasadda Soomaaliya. Lagasoo bilaabo sanadkii 2012, Soomaaliya waxay horumar ka samaysay in la caddeeyo nooca federaalka iyadoo la dhisay Dowlad-goboleedyo sidoo kalena la sameeyay dadaallo – inkastoo guulo kooban laga gaaray – si loo caddeeyo xiriirka ka dhexeeya heerarka kala duwan […]

XULASHOOYINKA HESHIIS LAGA GAARO HABKA FEDERAALEYNTA MAALIYADDA

Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u qaadatay hannaanka federaalka sannadkii 2004-tii markii la sameeyay Axdiga Federaalka Kumeelgaarka. Tan iyo markaas, dhidibada ayaa loo aasay iyadoo la qeexay markii la meel mariyay Dastuurka Federaalka Kumeelgaarka ah ee 2012 iyo dhismihii xigay ee Dowlad-goboleedyada ee dalka. Habkani waxa uu saldhig u noqday iskaashiga iyo […]

XULASHOOYINKA AWOOD QEYBSI EE NIDAAMKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Soomaaliya waxa ay qaadatay nidaamka federaalka sanadii 2004 markaasoo la dhisay dowlad kumeelgaar ah. Nidaamkan ayaa noqday mid asaaskiisa la adkeeyay sannadkii 2012 kadib markii la ansixiyay Dastuurka Federaalka Kumeelgaarka, kaasoo caddeeyay meelo badan oo xasaasi ah oo ku saabsan nidaamka maamul ee Soomaaliya. Mabda’ ahaan, hirgelinta nidaamka federaalka waxa uu ahaa mid lagu doonayo […]

DIB-U-EEGIS NAQSHADDA AMNIGA QARANKA EE 2017

Tobankii sano ee lasoo dhaafay, waxaa jiray guulo muhiim ah oo laga gaaray geeddi-socodka dowlad-dhisidda Soomaaliya, iyadoo la dhisay dowlad federaal ah kadib markii la ansixiyay Dastuurka Kumeelgaar ah sanadkii 2012. Wixii ka dambeeyay sanadkii 2013, Dowlad-goboleedyo ayaa la dhisay, iyadoo sidoo kale la sameeyay dhowr dib-u-habeyn hay’adeed oo muhiim ah. Sikastaba ha ahaatee, nuglaan […]

Democratisation in Puntland – The Way Ahead

This policy brief seeks to analyse the progress and challenges of Puntland’s democratisation process and, in so doing, help Somali and international stakeholders maintain momentum towards credible and peaceful elections. The policy brief provides an overview of TPEC III and the successful early elections as well as an analysis of the key challenges faced in […]