Carrada Ayaan Dhunkannay

We Kissed the Ground

‘Waa sheeko ka mid ah kuwii ugu xiisaha badnaa ee aan la kulmo, oo ka warramaysa waayoaragnimada qurbaawi Soomaali ah, oo ka raadsanaya meel kale, nolol aayatiin dhaanta tan aan xasilloonayn ee geyiga Soomaalida. Akhriskeedu waxa uu ii noqdey mid caqiibo leh, si cilmiyeysan u qoran, oo aanad ka xiiso goynayn. Waan dhiirigelinayaa akhriska sheekadan.’
NUURADIIN FAARAX

AMAZON

Sheekada la yidhaa “Carrada Ayaan Dhunkannay” waa sheeko toos ah oo ku saabsan isku day wiil dhallinyar ah oo ka tahriibay Somaliland si uu u gaadho Yurub iyo dhibaatooyinka socdaalka uu ku maray Itoobiya, Suudaan iyo Libya oo ah socdaal ay isku dayeen da’yar badan oo Soomaali ahi.

  • Recent Publications

    የድንበሮች ውዝግቦችና ሊያስከትሉት የሚችሉት ምስቅልቅል: በምስራቅ ኢትዮጵያ በኦሮሚያ እና ሶማሊ ክልል አዋሳኝ አካባቢዎች የሚታየው የወሰን ውዝግብና እና ጥንቃቄ የሚሻው የሰላም ጥረት

    በኦሮሚያ እና በሶማሊ ክልል ድንበር አካባቢ የሚገኙ አከራካሪ ቦታዎች ላይ አስተዳደራዊ ቁጥጥርን ለማጠናከር በሚደረገው ፉክክር የሚነሱ ግጭቶች የተዳፈኑ ቢመስሉም ጨርሰው አልጠፉም። ይህ በምስራቅ አፍሪካ ረጅሙ

    MORE »

    የከተሞች ውዝግቦች በኢትዮጵያ፡ የድሬ ዳዋ፥ ሐዋሳና ሆሳዕና ጥናቶች ጭምቅ

    በኢትዮጵያ ከአዲስ አበባ ያሉ ከተሞች ውስጥ የሚታዩ ውዝግቦችን ማጥናት ከመዲናይቱ በመቀጠል ያሉ ከተሞች ጉልህ በሆኑ የማኅበረ-ኢኮኖሚያዊና ፖለቲካዊ ለውጦች መሐል እንዴት እየተለዋወጡ እንደመጡ ለመረዳት ያግዛል። የኢትዮጵያ

    MORE »