|Home

2023-09-25

Dowlad deegaanka Soomaalida ee itoobiya waa mid qani ku ah khayraadka dabiiciga ah, ee ay kamid yihiin saliidda iyo gaaska dabiiciga ah ee ku kaydsan dooxada Ogaden kaas oo ku fadhiya bad qiyaastii dhan 350,000 KM sq oo ka kooban badiba DDS. Haddii si sax ah oo caddaalad ah loo maamulo khayraadkan waxa uu awoodaa inuu wax ka taro hormarka degaanka iyo si guud dalkaba. Tijaabooyin ay samaysey…