|Home

A Year in the Horn of Africa: Latest Developments in Ethiopia, Eritrea, Somalia, Somaliland and Djibouti.

2022-01-07

Isku xirka internet-ka iyo baraha bulshadu waxa ay si xawli ah kor ugu kaceen guud ahaan magaalooyinka Geeska Afrika, gaar ahaan jiilasha soo koraaya. Iyadoo aan soo qaadanay magaalda colaadda kasoo baxday ee Hargeysa—caasimada Jamhuuriyadda madaxbannaanida ku dhawaaqday ee Soomaaliland— warbixintan waxa ay diiradda saareysaa sida dhalinyarada ragga ah ee waxbartay ay ula falgalaan madallada…