Maqaamka Muqdisho oo aan weli la xalin ayaa kamid ah arrimaha ugu muhiimsan heshiiska siyaasadda Soomaaliya. Lagasoo bilaabo sanadkii 2012, Soomaaliya waxay horumar ka samaysay in la caddeeyo nooca federaalka iyadoo la dhisay Dowlad-goboleedyo sidoo kalena la sameeyay dadaallo – inkastoo guulo kooban laga gaaray – si loo caddeeyo xiriirka ka dhexeeya heerarka kala duwan ee dowladda. Caddeynta…
Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u qaadatay hannaanka federaalka sannadkii 2004-tii markii la sameeyay Axdiga Federaalka Kumeelgaarka. Tan iyo markaas, dhidibada ayaa loo aasay iyadoo la qeexay markii la meel mariyay Dastuurka Federaalka Kumeelgaarka ah ee 2012 iyo dhismihii xigay ee Dowlad-goboleedyada ee dalka. Habkani waxa uu saldhig u noqday iskaashiga iyo wada-noolaanshaha…
Soomaaliya waxa ay qaadatay nidaamka federaalka sanadii 2004 markaasoo la dhisay dowlad kumeelgaar ah. Nidaamkan ayaa noqday mid asaaskiisa la adkeeyay sannadkii 2012 kadib markii la ansixiyay Dastuurka Federaalka Kumeelgaarka, kaasoo caddeeyay meelo badan oo xasaasi ah oo ku saabsan nidaamka maamul ee Soomaaliya. Mabda’ ahaan, hirgelinta nidaamka federaalka waxa uu ahaa mid lagu doonayo in…
Mid kamid ah cilladaha waa maqnaanshaha heshiis amni oo xooggan oo qeexaya qaab-dhismeedka guud iyo qeybinta awoodaha iyo masuuliyadaha laamaha amniga iyadoo la isticmaalayo hannaan federaal ah. Horumar aan badneyn ayaa la sameeyay, gaar ahaan heshiiskii horudhaca ahaa ee horraantii 2017 la galay ee dhexmaray madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ee Naqshadda Amniga Qaranka.…
Tobankii sano ee la soo dhaafay, horumarro la taaban karo ayaa laga sameeyay xaaladda siyaasadda Soomaaliya, oo ay kamid tahay dhismihii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadkii 2012 kadib markii la ansixiyay Dastuurka Federaalka Kumeelgaarka ah. Dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ayaa la dhisay wixii ka dambeeyay sanadkii 2013 waxaana xigay dib-u-habeyno kala duwan oo muhiim ah oo…
Somalia formally adopted a federal system in 2004 with the establishment of the Transitional Federal Government. This model became more established in 2012 with the ratification of the Provisional Federal Constitution (PFC), which clarified many critical areas of Somalia’s governance dispensation. In principle, the introduction of federalism was intended to dis-incentivize conflict, as it was…
Over the past decade, there have been several important gains made with Somalia’s state-building process, notably the establishment of a Federal Government following the endorsement of the Provisional Constitution in 2012. This was followed by the formation of Federal Member States (FMS) from 2013 onwards, as well as a range of significant institutional reforms. Key weaknesses remain, however…
Over the past decade, significant progress has been made in Somalia’s post-conflict trajectory, including the formation of the Federal Government of Somalia (FGS) in 2012 following the endorsement of the Provisional Federal Constitution. Federal Member States (FMSs) were formed from 2013 onwards and a range of significant institutional reforms have followed. However, there are several key…
Despite progress in some significant areas, Somalia’s politics continue to be shaped by stark differences between key political players. At the same time, the effects of the global COVID-19 pandemic have accentuated political uncertainty and threaten to exacerbate tensions. This briefing describes these unfolding dynamics, and offers some suggestions for Somali stakeholders, and international…