2022-09-08
Tan iyo burburkii xukunkii Siyaad Barre sanadkii 1991, culumaa’udiinka iyo ururrada waxay saameyn weyn ku yeesheen siyaasadda Soomaaliya, mararka qaarna waxay qaateen doorkii hay’adaha waaweyn ee bini’aadamnimada.Lagasoo bilaabo 2009 ilaa 2012, hoggaamiye diimeed – Shariif Sheekh Axmed – ayaa ahaa Madaxweyne.
Isbeddelladan mar walba si fiican looma fahmin, afar sababood oo waaweyn…