|Home

Iyadoo qeyb ka ah mashruuca Machadka Dooxada Rift ee ku saabsan xiriirrada xuduudaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen cilmibaarayaasha la shaqeeya machadka oo katirsan Jaamada Puntland State oo ku taalla magaalada Garowe, ayaa la hadlay Yemeniyiin ku nool magaalooyinka Bosaaso iyo Garowe ee Puntland si ay uga sheekeeyaan noloshooda.

As part of RVI’s ongoing project on the cross-border connections between Yemen and Somalia, the Institute’s partners at Puntland State University in Garowe spoke to Yemenis living in Bosaso and Garowe in Puntland, to discuss their lives there.