Maxamed Xuseen Geeldoon

Maxamed Xuseen Geeldoon waxa uu ku dhashay Ceerigaabo sannadkii 1987. Isaga oo da’ yar waxa uu muddo sannaddo ah isku dayayay in uu u tahriibo Yurub. Hase ahaatee kadib dhawr iskuday oo uu ku guul darraystay waxa uu kusoo guryo-hoyday Somaliland halkaas oo u ka dhigto jaamacad kana waaniyo da’yarta tahriibka.

Carrada Ayaan Dhunkannay

Sheekada la yidhaa “Carrada Ayaan Dhunkannay” waa sheeko toos ah oo ku saabsan isku day wiil dhallinyar ah oo ka tahriibay...MORE >